Hargaysa:Wasiirka Macdanta Somaliland Oo Hadhimo Sharafeed Ku Martiqaaday Masuuliyiin Miisaan Culus.+Sawiro.

0
Tuesday September 01, 2015 - 20:09:46 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa:Wasiirka Macdanta Somaliland Oo Hadhimo Sharafeed Ku Martiqaaday Masuuliyiin Miisaan Culus.+Sawiro.

    Wasiirka Macdanta iyo Tamatarta Somaliland, Xuseen Cabdi Ducaale ayaa marti qaad Hadhimo sharafeed ah wuxuu u sameeyay, Wasiiro iyo Waxgarad kale.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Macdanta iyo Tamatarta Somaliland, Xuseen Cabdi Ducaale ayaa marti qaad Hadhimo sharafeed ah wuxuu u sameeyay, Wasiiro iyo Waxgarad kale.

imageimage

Masuuliyiinti martiqaadkaas lagu maamuusay waxaa kamid aha Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Cali Xaji Xasab, Wasiirka Duulista Maxamuud Xaashi Cabdi, Wasiirka dibudajinta Cali Siciod Raygal, Wasiirudawlaha Waxbarashada Axmed Nuur Faahiye, Wasiir ku-xigeenka Kaluumaysiga Maxamed Xaji Aadan, Wasiir ku-xigeenka Gaashaandhiga Jaamac Cabdillaahi Biin. Aqoonyahano waxgarad iyo madax kale.

imageimageimageimage

Kulankan ayaa aha mid Wasiirka Macdantu ku kulansiiyay masuuliyiibtaas iyo aqoonyahankaas. Waxaana gebo gebadii soweyn loogu mahad naqay Wasiirka Macdanta Xuseen Cabdi Ducaale.

Contact@afkashacabka.com