Macalimiinta Kenya oo Shaqo Joojin Sameeyey iyo sababta kelliftay

0
Wednesday September 02, 2015 - 10:43:55 in by salman abdi
  • Visits: 652
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Macalimiinta Kenya oo Shaqo Joojin Sameeyey iyo sababta kelliftay

    Macallimiinta Iskuullada dowladda ee Kenya ayaa waxa ay billaabeen shaqo joojin,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Macallimiinta Iskuullada dowladda ee Kenya ayaa waxa ay billaabeen shaqo joojin,

kaddib markii ay dawladdu fulin wayday go’aan maxkamadeed oo macalimiinta u ogolaanayay in mushahaaraadka loo kordhiyo boqolkiiba 50%.

Ururada Macallimiinta ayaa dowladda Kenya waxa ay u qabteen illaa iyo xalay saqdii dhexe in lacagahaasi ay ku bixiso.141031084850_kenya_girls_abre_640x360_bbc_nocredit
Arrintani ayaa saameyn weyn ku yeelatay gobolka woqooyi baro oo horey ula dhibanaa macalimiin la;aan ka dhalatay amni xumada.
waalidiinta magaalada gaariisa carruurta u dhigtaan iskuulda, ayaa walaac weyn ka muujiyey shaqo joojinta macalimiinta , iyadoo culays badan kusoo kordhisay noloshooda