War Deg Deg ah: Prof Ismacil Hurre Buuba oo Si Diiran loogu soo Dhoweeyey Hargeysa

0
Wednesday September 02, 2015 - 12:41:23 in by salman abdi
  • Visits: 831
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg ah: Prof Ismacil Hurre Buuba oo Si Diiran loogu soo Dhoweeyey Hargeysa

    Proff ismaciil hurre buubaa ayaa goor dhoweyd si diiran loogu soo dhoweeyey garoonka caalamiga ah ee cigaal, waxana madaarka ku soo dhoweyey proff buuba madax dhaqameed iyo siyasiin tiro badan, iyadoo maalmihii ugu danbaysay la hadal hayey imaansha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Proff ismaciil hurre buubaa ayaa goor dhoweyd si diiran loogu soo dhoweeyey garoonka caalamiga ah ee cigaal, waxana madaarka ku soo dhoweyey proff buuba madax dhaqameed iyo siyasiin tiro badan, iyadoo maalmihii ugu danbaysay la hadal hayey imaansha ha proffesoorka, Proff ismacil hurre buubaa oo ay ilmaadeer yihin xildhiban ibrahin mahdi buubaa oo ka tirsan golaha wakiilada kana mid ah masuliyinta u sarraysa xisbiga WADANI ayaa Noqonaya siyaasigii labaad ee ka soo quusta soomaliya ee usoo jihaysta dhinaca somaliland oo ay dhalasho ahaan ka soo jeedaan, waxana hore dalka loogu so dhoweyey proff axmed ismacil samatar oo isna xil madaxtinimo u doontay dalkaas, iyadoo proff buuba xilal kala duwan oo wasiir u badna uu ka soo qabtay dawladdihii so maray somaliya, La soco sawirada iyo warbixin intan ka faahfaahsan oo ku saabsan imaanshaha proff buubaa

b1b2b3