Madaxwaynaha Soomliya Oo Gaadhay Dalka Jabuuti iyo Madaxwayne Geele Oo Soo Dhawayay

0
Wednesday September 02, 2015 - 21:52:44 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha Soomliya Oo Gaadhay Dalka Jabuuti iyo Madaxwayne Geele Oo Soo Dhawayay

    Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa, maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Qasriga Madaxtooyada dalka Djbouti Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee fadhigiisu yahay Magaalada Muqdisho kadib markii uu halkaasi ku gaadhay socdaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa, maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Qasriga Madaxtooyada dalka Djbouti Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee fadhigiisu yahay Magaalada Muqdisho kadib markii uu halkaasi ku gaadhay socdaal kooban.

Socdaalkan Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ku gaadhay dalka Djbouti ayaa, lagu wadaa in ujeedadiisu u badan tahay kulan uu ka dalbadey Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele si ay uga wada arinsadaan arimaha Mandaqada ee Xiligan, yo waliba Xaalada Koonfurta Soomaaliya iyo arimaha gacansiinta dalka Djbouti ee dalkaasi Soomaaliya.
 
Majiraan warar dheeraad ah oo kasoo baxay kulanka labadan masuul ee Madaxweynaha dalka Djbouti Ismaaciil Cumar Geele iyo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud haseyeeshee,
sida ay baahisay Warbaahinta dalka Djbouti ujeedada socdaalkan ayaa qeyb k ah xidhiidhka u dhexeeya labada Wadan, ee Djbouti iyo Koonfurta Soomaaliya.
 


Afkashacabka  Djbouti Office
Contact@afkashacabka.com