Djbouti:Qaxootiga Kasoo Cararey Dagaalada Yemen Oo Kusoo Qulqulaya Dalka Jabuuti iyo Dowlada Oo Si Diiran Uqaabishey

0
Friday September 04, 2015 - 23:44:41 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Djbouti:Qaxootiga Kasoo Cararey Dagaalada Yemen Oo Kusoo Qulqulaya Dalka Jabuuti iyo Dowlada Oo Si Diiran Uqaabishey

    Qaxootiga kasoo hayaamay dagaalada ka socda wadanka Yemen ayaa, si xoog ah ugu soo qulqulaya dalka Djbouti iyadoo ugu yaraan afar markab oo sida qaxootigaasi ay kusoo xidheen Dekeda dalka Djbouti.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaxootiga kasoo hayaamay dagaalada ka socda wadanka Yemen ayaa, si xoog ah ugu soo qulqulaya dalka Djbouti iyadoo ugu yaraan afar markab oo sida qaxootigaasi ay kusoo xidheen Dekeda dalka Djbouti.

 
Qaxootigan kasoo cararey dagaalada Kasocda Wadanka Yemen ayaa, mudo laba maalmood ah kusoo jirey Badda u dhexeysa Djbouti iyo Yemen iyagoo tiradooda lagu qiyaasay sadex boqol iyo dheeraad u badan Haween iyo caruur kuwaas oo siwanaagsan loogu soo dhaweeyay dalkaasi Djbouti kadib markii ay u hawlgaleen dhinacyada Ciidamada Amaanka,kalkaaliyayaasha Caafimaadka, iyo wakiilada loo igmey howlaha Qaxootiga Yemen ee kusoo qulqulaya Dalkaasi Djbouti ee kasoo qaxey dagaalada kasocda dalkaasi Yemen.
 
 
Qaxootigan ayaa noqonaya kii ugu badnaa ee noociisa ah oo soo gaadha dalka Djbouti tan iyo intii qalalaasaha iyo colaaduhu ka dhaceen wadanka Yemen.
 


Contact@afkashacabka.com