Daawo:Muqaal Xuska Asaska Cidamada IRAN Oo Sobandhigay Dholo Tus Baldhan

0
Saturday April 19, 2014 - 07:15:05 in by Super Admin
  • Visits: 1509
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Muqaal Xuska Asaska Cidamada IRAN Oo Sobandhigay Dholo Tus Baldhan

    Madaxweyne Hassan Ruhani oo isagu ka hadlay xuskaas ayaa sheegay in Iran tahay waddan nabad galyo iyo wada hadal, cid ay daandaansataana aanay jirin ee ay aduunka oo dhan nabad ugu baaqayso.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Hassan Ruhani oo isagu ka hadlay xuskaas ayaa sheegay in Iran tahay waddan nabad galyo iyo wada hadal, cid ay daandaansataana aanay jirin ee ay aduunka oo dhan nabad ugu baaqayso.

Xuska maalinta aasaaska ciidamada jamhuuriyada Islaamiga ah ee Iran, ayaa sanadkan ciidamada dalkaasi ku soo bandhigeen awood ciidan oo casri ah taas oo khubarada farsamada hubka ee dalkaasi ku talaabsadeen.

 

Xus balaadhan oo lagu qabtay magaalada caasimadda u ah dalkaas ee Tehran, ayna ka soo qayb galeen Madaxda ugu saraysa dalkaas, ayaa lagu soo bandhigay, Raadalo casri ah iyo dabaabado awoodooda dagaal sarayso oo dhamaantoo sida la sheegay ay farsameeyeen khabiiro reer Iran ah.

 

Madaxweyne Hassan Ruhani oo isagu ka hadlay xuskaas ayaa sheegay in Iran tahay waddan nabad galyo iyo wada hadal, cid ay daandaansataana aanay jirin ee ay aduunka oo dhan nabad ugu baaqayso.


Afkashacabka.com

Hargaysa/Office

comtact@afkashacabka.com