Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Debedda Somaliland oo Jigjiga kaga qaybgalaya Shir lagu casuumay somaliland

0
Sunday September 06, 2015 - 08:42:15 in by salman abdi
  • Visits: 730
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Debedda Somaliland oo Jigjiga kaga qaybgalaya Shir lagu casuumay somaliland

    Wafti balaadhan oo uu hoggaaminaayo Wasiirka arrimaha debadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayna xubno ka yihiin .....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafti balaadhan oo uu hoggaaminaayo Wasiirka arrimaha debadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayna xubno ka yihiin .....

Wasiirka arrimaha Gudaha Cali Maxamed Warancadde iyo Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Itoobiya Maxmuud Aadan Jaamac Galaal, ayaa gaadhay Magaalada Jigjiga ee Caasimadda dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya.

11173349_10153000134430248_6847669264917540432_n

Waftigan oo galabta lagu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaraha ee Wiil Waal Airport, waxay ka qayb gali doonaan shir ballaadhan oo maalinta bari ka furmidoona Maagalada Jigjig, kaas oo siday warar xogogaal ah ku heshay shabakadda wararka ee Somalilandtoday.com lagaga wada hadli doono xidhiidhka iyo iskaashiga dhaqan dhaqaale ee Dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya iyo dawladda Jamhuuriyadda Somaliland.

11987115_10153000134565248_5404488001706292451_n

Waftiga ka socday Somaliland oo laga soo galbiyay garoonka waxa la dajiyay Madaxtooyadda Jigjiga. Waxana ay saaka oo Axad ah ka qaybgeli Doonaan Shir ka furmidoona halkaas, ujeedada shirkaas iyo nuxurka waxyaabaha lagaga hadlo kala soco shebekedda afkashacabkka.com