Muqdisho:Afhayeenka ciidamada Uganda Paddy Ankunda ayaa Beeniyay in Ciidamo katirsan Amisom ay gacanta ugu jira Al-shabaab

0
Thursday September 10, 2015 - 10:47:39 in by Hargeysa Office
  • Visits: 671
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muqdisho:Afhayeenka ciidamada Uganda Paddy Ankunda ayaa Beeniyay in Ciidamo katirsan Amisom ay gacanta ugu jira Al-shabaab

    Afhayeenka ciidamada Uganda Paddy Ankunda ayaa Beeniyay in Ciidamo katirsan Amisom ay gacanta ugu jira Al-shabaab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afhayeenka ciidamada Uganda Paddy Ankunda ayaa Beeniyay in Ciidamo katirsan Amisom ay gacanta ugu jira Al-shabaab

Afhayeenka ciidamada Uganda Paddy Ankunda ayaa sheegay in aysan jirin wax askar ka tirsan Howlgalka AMISOM gaar ahaan kuwa Uganda ay gacanta ugu jiraan Al-shabaab.

Ankunda ayaa shaaca ka qaaday warka ay sheegen Xarakada Al-shabab in ay tahay wax runta ka fog,waxana uu tilmaamay in saraakiisha AMISOM ee jooga Soomaaliya ay u cadeeyeen si kalsooni ah in ay u dhan yihiin askartoodi.

Xarakada Al-shabaab ayaa sheegatay in ay nolasha ku hayso askar Ugandes ah oo ay ka qafaashtay saldhigii Janaalle oo saacado ay maamulaayeen Al-shabab.

laakin Ankunda ayaa aarintaas ku tilmaamay waxba kama jiraan 

 sikastaba ha ahaateeUganda ayaa ah wadanka askarta ugu badan ee ka qey qaadanaya howlgalka AMISOM ka joogto somalia