Madaxwayne Xasan Sheekh Oo Ku Suguna Celasha Biyaha Oo Ku Maray Lug Iyo Shacabka Halkaasi Ku Sugnaa Oo Si Wayn Usoo Dhawayay

0
Friday September 11, 2015 - 13:13:18 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwayne Xasan Sheekh Oo Ku Suguna Celasha Biyaha Oo Ku Maray Lug Iyo Shacabka Halkaasi Ku Sugnaa Oo Si Wayn Usoo Dhawayay

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa waxaa socdalkiisa shabeelaha hoose ku wehliyaya xubno ka tirsan labada gole ee dowlada, Madaxweynaha maamulka koonfur Galbeed iyo wakiilka midowga Afrika ee Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa waxaa socdalkiisa shabeelaha hoose ku wehliyaya xubno ka tirsan labada gole ee dowlada, Madaxweynaha maamulka koonfur Galbeed iyo wakiilka midowga Afrika ee Soomaaliya Mohamed sediku.

Madaxweynaha ayaa waxaa si weyn u soo dhaweeyay dadka reer Afgooye iyo ardayda dugsiyada oo uu socd ku soo dhexmaray, waxaana intaa kadib uu madaxweynuhu kulamo ku aadan amniga,dib u hehsiisinta, iyo horumarinta la qaatay saraakiisha Amisom,maamulka koonfur galbeed iyo odayasha deegaanka

 


Contact@afkashacabka.com