Hargaysa Oo Uu Ka Da,ay Roob Lagu Qabawsaday

0
Saturday September 12, 2015 - 21:24:09 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa Oo Uu Ka Da,ay Roob Lagu Qabawsaday

    Roob lagu qabawsaday ayaa maanta gelinkii danbe ka da'ay magaalada Hargaysa ee caasimada Somaliland. Roobkan oo da'ayay muddo saacad lagu qiyaasay ayaan haba yaraatee aan gaysan wax dhibaato ah Roobkan ayaa ku soo beegmaya xili todoba

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Roob lagu qabawsaday ayaa maanta gelinkii danbe ka da'ay magaalada Hargaysa ee caasimada Somaliland. Roobkan oo da'ayay muddo saacad lagu qiyaasay ayaan haba yaraatee aan gaysan wax dhibaato ah Roobkan ayaa ku soo beegmaya xili todobaadkii ugu dambeeyay laga dareemayay magaalada Hargaysa kulayl .


Contact@afkashacabka.com