Daawo: Wefti Ka Socday Xisbiga Kulmiye Oo Hadhimo Sharafeed Qado ah Loogu Sameeyey Magaalada Burco

0
Sunday September 13, 2015 - 14:42:29 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Wefti Ka Socday Xisbiga Kulmiye Oo Hadhimo Sharafeed Qado ah Loogu Sameeyey Magaalada Burco

    Masuuliyinta Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer Oo Hadhimo Sharafeed Usamyay Wafti Ka Socday Xisbiga Kulmiye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Masuuliyinta Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer Oo Hadhimo Sharafeed Usamyay Wafti Ka Socday Xisbiga Kulmiye
Masuliyinta Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer, Qaar Ka Tirsan Xildhibanada Golaha Deeganka Degmada Burco ayaa Hadhimo Sharafeed Baladhan oo Qado ah u Sameeyay Wafti Ka Socday Xisbiga Kulmiye Oo Isugu Jiray Xildhibaano ,Ganacsato,Arday Jamacadeed iyo Xubno Ka Socday Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye OO Mudooyinki Udanbayay Ku Sugnaa Magalada Burco .

Ugu Horayntiina Waxa Hadhimo Sharafeedkani Furay Xildhibaan Mubaarig Bidhi Oo Ka Mida Golaha Deganka Burco Waxana Oo Si Wafiya Usoo Dhawayay Xubnahani

Waxa iyaguna halkaas ka Hadlay Axmed Cige oo Ka Mida Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye iyo Gudoomiye Xisbiga Kulmiye Sahal Aadan iyagoo Waxba Kama Jiraan ku Tilmaamay Xilkaqaadisti Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye UU Dhawaan Ku Sameeyay Gudoomiyaasha Gobolada Ee Xisbiga Kulmiye, iyagoo Farriina Udiray Gudoomiyaha Xisbiga kulmiye Muj Muse Bixi Cabdi.

Waxa Iyaguna Geestooda Ka Dareen Celiyay Hadhimo Sharafeedkan Xildhibaan Mustafe Sayid iyo Siyaasi Sacad Oo Ka Mid ahaa Wafti Ka Socday Xisbiga Kulmiye Iyo Oday Cali Modoobe oo ka Mida odayasha Dhaqanka Ee Gobolka Togdheer

Ugu danbayntiina Waxa Hadhimo Sharafeedkani Soo Xidhay Xoghaya Gobolka Togdheer Wali Khayre Oo ISna Sheegay Inay Soo Dhawaynayaan Waftigani Ka Socda Xisbiga Kulmiye




 Contact@afkashacabka.com