Golaha Wakiilada somaliland oo fasax galay

0
Sunday September 13, 2015 - 16:26:46 in by salman abdi
  • Visits: 492
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Wakiilada somaliland oo fasax galay

    Fadhiga maanta ee golaha wakiilada somaliland oo uu shir gudoominayey gudoomiye ku xigeenka labaad ee golahaasi Cali Yuusuf Axmed aya lagu shaaciyey in

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fadhiga maanta ee golaha wakiilada somaliland oo uu shir gudoominayey gudoomiye ku xigeenka labaad ee golahaasi Cali Yuusuf Axmed aya lagu shaaciyey in

Golaha wakiilada Somaliland galay fasax ku siman ilaa bacda ciidda Carafo galay. 

Fadhiga maanta ee golaha wakiilada somaliland oo uu shir gudoominayey gudoomiye ku xigeenka labaad ee golahaasi Cali Yuusuf Axmed ayey mudanayaal ka tirsan sadexda xisbi qaran waxay soo jeediyeen in golaha la galiyo fasax ku siman ilaa ay dhamanayso ciida Carafo.


Fadhiga maanta golaha wakiilada somaliland ayaa laga dareemayey guux wali ka taagan murankii sababay inay is fara saaraan shir gudoonka golahaasi, waxana maanta xarunta golaha wakiilada somaliland soo buux dhaafiyey ciidamada amaanka kuwaas oo kor kala socday xaalada xildhibaanada golaha wakiilada. 

Fasaxan lagu dhawaaqay inay galeen mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa laga yaabaa mudada lagu gudo jiro inay bilaabmaan dhex dhexaadin layskugu soo dhawaynayo labada garab ee kala taabacsaan shirguddoonka Khilaafka xoogan ee ka Dhaxeeya.