Daawo:Dowlada Hoose Ee Magaalada Burco Oo Kulan La Qadaatay Gumudoomiyaasha tuuloyinka G/todheer+laga Hadlay Dhirey Deegaankaasi

0
Monday September 14, 2015 - 15:56:20 in by Burco Office
  • Visits: 920
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Dowlada Hoose Ee Magaalada Burco Oo Kulan La Qadaatay Gumudoomiyaasha tuuloyinka G/todheer+laga Hadlay Dhirey Deegaankaasi

    Masuliyiinta Dawladda hose Degmada Burco iyo masuliyiinta wasaaradda Degaanka ee Gobolka Togdheer ayaa si wada jir ah kulan lagaga hadlayey Bilowga Mashruuca ilaalinta khayraadka dabiiciga ah la yeeshay Guddomiyaasha 15 Tuulo oo ka tirsan Tuulooyinka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Masuliyiinta Dawladda hose Degmada Burco iyo masuliyiinta wasaaradda Degaanka ee Gobolka Togdheer ayaa si wada jir ah kulan lagaga hadlayey Bilowga Mashruuca ilaalinta khayraadka dabiiciga ah la yeeshay Guddomiyaasha 15 Tuulo oo ka tirsan Tuulooyinka iyo deegaanada Gobolka Togdheer.

Kulankaasi ayaa si weyn loogu faaqiday sidii la isaga kaashan lahaa dhirayn lagu sameeyo degaanada dhirtoodi la shiday ay dhirtu ku sii yaraanayso iyo weliba sidii gacan adag loogu qaban lahaa go'aan mid ahna looga qaadanlahaa dadka nabaad guuriya degaanka ee dhirta shida, isla markaasna oota seerayaasha aan sharciga ahyn.
Masuliyiinta Wasaaradda Deganka ee Gobolka iyo Masuliyinta Dawlada hose Burco iyo weliba mid kamida saraakisha mashruucan hagaysa ayaa sharaxaya muhiimadda kulankan.
Guddomiyasha qaar kamida Tuulooyinka kulankaas fadhiyey ayaa dawlada hoose iyo wasaradda degaankaba ku bogadiyey doorkoda isla markaasna ballanqaaday inay kala shaqaynayaan arrimahaas siina xoojinayaan xidhiidhka wada shaqayneed ee dawlada hose iyo wasaradda degaanka