Wasiirkuxigenka Caafimadka Somaliland iyo weftigiisii oo mar kale ka qaybgalay Shir lagaga hadlayey Arrimaha Caafimadka

0
Wednesday September 16, 2015 - 09:02:46 in by salman abdi
  • Visits: 675
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirkuxigenka Caafimadka Somaliland iyo weftigiisii oo mar kale ka qaybgalay Shir lagaga hadlayey Arrimaha Caafimadka

    weftigii uu hogaaminaayey wasiir ku xigeenka caafimaadku ee ku sugnaa Nairobi ayaa maalintii labaad ka qaybgalay shir lagaga hadlaayay Arrimaha Caafimaadka gaar ahaan wakhtiyada nadaafad xumada ka dhalata roobabka,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

weftigii uu hogaaminaayey wasiir ku xigeenka caafimaadku ee ku sugnaa Nairobi ayaa maalintii labaad ka qaybgalay shir lagaga hadlaayay Arrimaha Caafimaadka gaar ahaan wakhtiyada nadaafad xumada ka dhalata roobabka,

Shirkan oo ay ka soo qaybgaleen waddamo badan oo ay ka mid yihiin Kenya, Simbaawi, Somaliland  iyo Somalia, ayaa ahaa mid lagu soo qaaday lagagana arinsanaayey arrimaha caafimaadka iyo Dhibaatada ka dhalata naadaafad xumada, gaar ahaan xili-roobaadka oo inta badan xanuunadu faafaan iyo sidii laysaga kaashan lahaa daryeelka bulshada.

iyadoo Ummad kasta oo meel ku nooli ay iyadu iska leeday horumarinta caafimaad keeda iyo aas aaska caafimaadka naadaafada  waxaa la isla gartey in community kasta oo meel ku dhaqan lagu dhiiri galiyo nadaafada degaankeeda ujeedada kulankana uu ahaa kaasi iyo in bulsho kastaa hesho caafimaad iyo deegaan badqaba.

Shirkan oo ahaa mid iyana ay ka soo qaybgaleen hay'ado badan oo UN ka ah iyo international NGO ga waxa sigaara ula shaqayndoonta cidkasta oo ka shaqaysa nadaafada hay'ada UNICEF.

ugu danbayntii shirkan oo ku soo dhamaaday is afgarad,wada shaqayn iyo xidhidh wanaagsan ayaa lagu soo gebegabeeyey Nairobi maanta. 


Contact@afkashacabka.com