Xildhibaan Mubarik Bidhi oo Ardaydii Ka qalinjebisay Jamacadda Gollis Faraceeda Burco Hambalyo u Diray kuna dhirigeliyey si wadida waxbarashada

0
Wednesday September 16, 2015 - 11:00:55 in by salman abdi
  • Visits: 929
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Mubarik Bidhi oo Ardaydii Ka qalinjebisay Jamacadda Gollis Faraceeda Burco Hambalyo u Diray kuna dhirigeliyey si wadida waxbarashada

    Xildhibaan Mubarik yusuf Cilmi Bidhi oo ka tirsan Golaha Degaanka Burco ayaa Hambalyo uu ku dhiirigelinayey u diray Guud ahaanba Ardaydii ka qalinjebisay Jaamacadda Gollis Burco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Mubarik yusuf Cilmi Bidhi oo ka tirsan Golaha Degaanka Burco ayaa Hambalyo uu ku dhiirigelinayey u diray Guud ahaanba Ardaydii ka qalinjebisay Jaamacadda Gollis Burco , isagoo jaamacadda Gollis na ku ammanay inay noqotay jaamacaddii ugu horeysay ee Engineero ka soo saarta Gobolka Togdheer, isla markaasna ay markii ugu horeysay Gobolka ka soo Baxeen Engineero Dhismaha iyo waddooyinka ah "Civil Engineering"
Xildhibaanka oo Ardaydaas kala qaybgalay Munasibaddii qalinjebintooda oo ka dhacday hotel maansoor hargeysa ayaa aad ugu bogaadiyey ardaydaasi qalinjebisay dedaalkooda ay ka midho dhaliyeen iyo waxbarashada ay dhammaysteen isago ku booriyey inay waxbarashad ahalkaas ka sii wataan.

Qoraal kooban oo uu so geliyey barta uu ku leyahay facebookga ayuu xildhibaanku ku yidhi sidan"Waxa aan hambalyo iyo salan u dirayaa aniga oo ah Xildhibaan Mubaarik ardayda sahrafta iyo qiimaha badan ee ka qalin jebiyey Jaamacada Golis Universities Burco"