Hambalyo Hambalyo Arooski Qarniga Cabdirisaq Narkuuma iyo marwadiisa Saado
Dhammaan Maamulka iyo Hawlwadeenada ku kala filiqsan daafaha adduunka iyo dalka gudihiisa ee Warbaahinta Afkashacabka.com waxay Hambalyo, Tahniyad iyo Duco
aan la soo koobi karin hawada u marinayaan arooskii qarniga ee lammaanaha Cabdirasaaq Faarax Cabdilaahi Nakruuma iyo Marwadiisa qaaliga Ah Saado CabdiQani Yusuf oo aqalkoodu si heersare ah uga qabsoomay habeen hore 15 Sep 2015 Hotel Cigaal ee Magaalada BURCO ee gobolka Togdheer.