Dalka Shiinaha oo dhaliilay Japan

0
Saturday September 19, 2015 - 19:36:34 in by Hargeysa Office
  • Visits: 565
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dalka Shiinaha oo dhaliilay Japan

    Dalka Shiinaha ayaa sheegay in xukuumadda Japan ay halis galinayso nabada gobolka kaddib markii Japan ay meelmarisay sharci muran dhaliyay oo ku saabsan balaarinta doorka millitari ee dalka dibadiisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dalka Shiinaha ayaa sheegay in xukuumadda Japan ay halis galinayso nabada gobolka kaddib markii Japan ay meelmarisay sharci muran dhaliyay oo ku saabsan balaarinta doorka millitari ee dalka dibadiisa

Wasiirka difaaca ee Japan ayaa sheegay in loo baahanyahay in dalkiisu uu si qoto dheer wax uga barto taariikhda, hadalkaasi waxa uu sheegay kaddib markii ay baarlamaanku u codeeyeen sharcigaasi.

Sharcigan la meelmariyay wuxuu ciidammada Japan u ogolaanayaa in ay ka dagaalamaan dalka dibadiisa markii ugu horaysay tan iyo dagaalkii labaad ee adduunka oo 70 sano laga joogo.

Xiisadda ka dhex taagan Shiinaha iyo Japan ayaa sare u kacay waxayna isku hayaan jasiirado ay labada dalba sheegtaan.

Sharcigan ammaanka waxaa u codeeyay aqalka sare ee baarlamanka Japan xili dambe oo jimcihii ah, 148 xildhibaan ayaa taageeray waxaana ka soo horjeedsaday 90 kale.