Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Agaasimayaasha Waaxaha Dawladda hose u furtay Tababar la xidhiidha habka maamulka shaqaalaha

0
Saturday September 19, 2015 - 19:45:51 in by salman abdi
  • Visits: 676
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Agaasimayaasha Waaxaha Dawladda hose u furtay Tababar la xidhiidha habka maamulka shaqaalaha

    Xoghayaha Dawladda Hoose Degmada Burco ayaa furay kulan Agaasimayaasha Waaxaha kala duwan ee Dawladda Hoose iyo shaqaalaha loogu Tababarayey Habka maamulka shaqaalaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoghayaha Dawladda Hoose Degmada Burco ayaa furay kulan Agaasimayaasha Waaxaha kala duwan ee Dawladda Hoose iyo shaqaalaha loogu Tababarayey Habka maamulka shaqaalaha

 Tababarkan oo ay maalgelisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ayay ka qaybgaleen Agaasimayaasha Waxaha kala duwan ee dawladda hoose, xildhibaano iyo Xubno ka mida shaqaalah dawladda hose burco, waxana sharaxaya muhiimadda tababarkan iyo waxyaabaha lagu baran doono Maxmud Axmed Oday oo ah khabiirka tababarkan bixinaya isla markaasna ah lataliyaha arrimaha maamulka iyo dhaqaalaha ee dawladda hoose burco.

Xoghayaha Dawladda Hose burco ayaa isna dhiniciisa soo dhoweyey tababarkan sheegayna inay ka faaidaysanayaan muddada 5ta casho ah ee uu socdo.