Muqdisho:Madaxweynaha Somaliya Oo Daahfuray Shirka Wadatashiga Hiigsiga 2016-ka Ee Somaliya+Sawiro

0
Saturday September 19, 2015 - 21:46:04 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muqdisho:Madaxweynaha Somaliya Oo Daahfuray Shirka Wadatashiga Hiigsiga 2016-ka Ee Somaliya+Sawiro

    Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Somalia Xasan Sheekh maxamuud Ayaa Galankii dambe Ee Maanta Waxa uu daahfuray Shirka loogu magacdaray Aayaha Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Somalia Xasan Sheekh maxamuud Ayaa Galankii dambe Ee Maanta Waxa uu daahfuray Shirka loogu magacdaray Aayaha Soomaaliya.

Shirkani Waxaa Goob ka ahaa Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka Sida Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe Madaxweynaha Puntland Dr C/wali gaas, Madaxweynaha Gal-Mudug C/kariin Xuseen Guuleed, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, Xubno ka socoto Beesha Caalamka.

Madaxweynaha Xasan Sheekh oo Daah Furay Shirkan Ayaa ka sheekeeyay Ahmiyada ay leedahay Shirkan iyo u jeedka Shirkan .

Dhinaca kale Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka Ka jira Ayaa iyana soo dhoweeyay Shirkan maanta ka furmay Magaalada Muqdisho iyaga oo sheegay in ay soo dhoweeynayaan wixii ka soo baxo Shirkan.

Wada Xaajoodka Shirkan Ayaa lagu wadaa in uu Si toos Ah Maalinta bari Ah uga Furmo Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dalka Somalia.

 

shirka wadatashiga (9)
shirka wadatashiga (6)
shirka wadatashiga (5)
shirka wadatashiga (4)
IB0A9646
shirka wadatashiga (2)
IB0A9709

Contact@afkashacabka.com