Daawo:Dagaal Gacan Ka Hadal Ah Oo Dhexmaray Diego costa Iyo Qaar Kamida Ciyaartoyda Kooxda Arsenal

0
Sunday September 20, 2015 - 16:05:33 in by Burco Office
  • Visits: 737
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Dagaal Gacan Ka Hadal Ah Oo Dhexmaray Diego costa Iyo Qaar Kamida Ciyaartoyda Kooxda Arsenal

    Guul-darrada Naadiga Arsenal ayaa waxay bilaabatay markii kooxda laga saaray laacibka Difaaca ka dheela ee Gabriel il-biriqsiyo ka hor Dhammaadkii Qaybtii 1-aad ee Ciyaarta, kaddib markuu haraati ku dhuftay Weeraryahanka Kooxda Chelsea, Diego Costa k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guul-darrada Naadiga Arsenal ayaa waxay bilaabatay markii kooxda laga saaray laacibka Difaaca ka dheela ee Gabriel il-biriqsiyo ka hor Dhammaadkii Qaybtii 1-aad ee Ciyaarta, kaddib markuu haraati ku dhuftay Weeraryahanka Kooxda Chelsea, Diego Costa kaddibna uu Costa wejiga farta ka geliyay Laurent Koscielny.


Kooxda Chelsea waxay ka sii faa'iidaysatay markii Garoonka laga saaray laacibka Arsenal ee Santi Cazorla oo laba goor loo taagay warqadda Jaallaha ah markii uu khalad ku galay ciyaaryahan Cesc Fabregas oo loo aqoonsaday inuu Ciyaartoygii ugu wanaagsanaa ahaa kulankii shalay dhexmaray Chelsea iyo Arsenal.

"Xiririka Kubadda cagta ee Britain waxaan weydiisanayaa inay dib u eegaan sidii garoonka looga saaray ciyaartoyda Arsenal, iyadoo ciyaartoyda Chealse oo Qaar ka mid ah ay khalad galeen ay weli ciyaarta u sii wateen,” ayuu yiri Wenger.