Daawo: Dugsiga Cismaan Cabdi Cali oo Sagootiyey Ardaydii Class 8 ee Sannadkan iyo Munasibaddi Furitanka Sannad dugsiyedka Cusub oo la qabtay

0
Sunday September 20, 2015 - 16:13:04 in by salman abdi
  • Visits: 763
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Dugsiga Cismaan Cabdi Cali oo Sagootiyey Ardaydii Class 8 ee Sannadkan iyo Munasibaddi Furitanka Sannad dugsiyedka Cusub oo la qabtay

    Masuliyiin ka tirsan wasaaradda waxbarashada Gobolka Togdheer ayaa ka qaybgalay Munasibad Ballaadhan oo lagu sagootinayey ,Ardaydii Classka 8aad ee Dusgigaasi ka Baxday isla markaasna lagu furayey Sannad dugsiyeedka cusub ee dugsigaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Masuliyiin ka tirsan wasaaradda waxbarashada Gobolka Togdheer ayaa ka qaybgalay Munasibad Ballaadhan oo lagu sagootinayey ,Ardaydii Classka 8aad ee Dusgigaasi ka Baxday isla markaasna lagu furayey Sannad dugsiyeedka cusub ee dugsigaasi.


Masuliyiin, waalidiin, Macalimiinta Dugsiga iyo Arday ayaa ka qaybgalay Munasibaddaasi waxayna Aaad u ammaaneend Dugsiga
oo ay sheegeen in Tayada Waxbarashadiisu sarrayso, iyagoo Ardaydana kula dardaarmeen inay Dedaalkooda waxbarasho sii wataan 
Waxbarashadoodana heer jaamacadeed ka gaadhaan, Maamulaha Dugsiga Cismaan Cabdi Cali ayaa sharraxay Muhiimadda Munasibaddan
iyo Tayada Waxbarasho ee Dugsiga.

Gebogabadiina Waxa abaalmarino la guddoonsiiyey Ardaydii Kaalmaha Sare ka gashay Imtixaanaadkii Dugsiga iyagoo Ardayda la sii 
sagootiyayna ay Maamulkii iyo macalimiinta tacabka badan soo geliyey ee 8sanno wax soo barayey ku maamuusay Shahaado sharafyo
ay ugu mahad celinayeen.