Daawo: Sawirada Qaar kamida Cuqaasha iyo Salaadiinta Gobolka Saaxil oo Xukuumada ku Taageeray go aanka ay ku wareejinayso Haamaha kaydka Shidaalka Berbera

0
Sunday September 20, 2015 - 16:32:05 in by Hargeysa Office
  • Visits: 682
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Sawirada Qaar kamida Cuqaasha iyo Salaadiinta Gobolka Saaxil oo Xukuumada ku Taageeray go aanka ay ku wareejinayso Haamaha kaydka Shidaalka Berbera

    Daawo: Sawirada Qaar kamida Cuqaasha iyo Salaadiinta Gobolka Saaxil oo Xukuumada ku Taageeray go aanka ay ku wareejinayso Haamaha kaydka Shidaalka Berbera

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo: Sawirada Qaar kamida Cuqaasha iyo Salaadiinta Gobolka Saaxil oo Xukuumada ku Taageeray go aanka ay ku wareejinayso Haamaha kaydka Shidaalka Berbera

 Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Saaxil Oo Xukumada Somaaliland Ku Taageray Go'aanka Ay Ku Wareejinayso Haamaha Shidaalka Berbera.
Qaar Kamid Ah Cuqaasha Salaadiinta Gobolka Saaxil Ayaa Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Ku Taageeray Go'aanka Ay Ku Wareejinayso Haamaha Shidaalka Berbera,

Cuqaashan Oo Maanta Warbaahinta Kula Hadley Magaalada Berbera Ayaa Cod Dheer Ku Sheegayeen Inay Xukuumada Somaaliland Hiil Iyo Hooba La Garab Taagan Yahiin Isla Markaana Xukumad Xaq Uleedahey Wareejinta Kaydaka Haamaha Shidaalka Ee Berbera.
 






















Afkashacabka news