Madaxweyne Somaaliland Oo Magaacabay Guddi Hogaamineed Oo Maamuli Doonta Wakaaladda Biyaha Caasimada Hargeysa.

0
Monday September 21, 2015 - 15:56:01 in by Burco Office
  • Visits: 580
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Somaaliland Oo Magaacabay Guddi Hogaamineed Oo Maamuli Doonta Wakaaladda Biyaha Caasimada Hargeysa.

    Gudidan cusub ee u madaxeynahu u magaacabay wakaalada biyaha ee Hargeysa ayaa noqonaysa gudi ka shaqaysa oo la xisaabtanta wakaalada biyaha iyo madaxdeeda,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudidan cusub ee u madaxeynahu u magaacabay wakaalada biyaha ee Hargeysa ayaa noqonaysa gudi ka shaqaysa oo la xisaabtanta wakaalada biyaha iyo madaxdeeda,


sida jaan goyenta qorshayaasha guud, siyaasada guud ee wakaalada, la xisaabtanka iyo hagitaanka guud ee wakaalada.Maareeyaha wakaalada biyaha ayaa toos u hoos tegijiray madaxtooyada wixii xisaabtan iyo warbixnba ah. Imika wixii ka danbeeya gudidan ayaa ka masuul ah la xisaabtanka mareeyaha ee dhinac kaste.

 

letter