Damaca Xasan Gaafaadhi Dareenka Ismaaciil Yare Iyo Heshiiskii Dembebeska Ahaa ee Kulmiye‏

0
Sunday April 20, 2014 - 17:27:44 in by salman abdi
  • Visits: 1006
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Damaca Xasan Gaafaadhi Dareenka Ismaaciil Yare Iyo Heshiiskii Dembebeska Ahaa ee Kulmiye‏

    Muddo imika laga joogo wax kayara lixdan maalmood ayay ahayd markii uu xisbiga kulmiye U-dabaal degay ama uu xafalada u qabsaday heshiis aan noociisa oo kale hore loo arag

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muddo imika laga joogo wax kayara lixdan maalmood ayay ahayd markii uu xisbiga kulmiye U-dabaal degay ama uu xafalada u qabsaday heshiis aan noociisa oo kale hore loo arag
Ama aan loo maqal heshiiskaas oo ku salaysnaa xalintii khilaafaadka xisbiga kulmiye ee marba Marka Kasii dabaysay cirka isku shareeraysay taas oo ay gudi in muddo ah ku hawlanayd turxaan saarka
Madaxda xisbiga ee iyaddu xiligaas wax kala jiidanaysay waxaan ugu dambayntii ay gudidii M/weynuhu Magacaabay soo saaratay qodobo sida runtii ah ay aniga iyo inta ila argtidda ahiba u arkaayeen kaar jebin
Islamarakaana
Aad mooddo inaanu asiibnay fikir saxa ah
Hadaba shalay maxuu cadeeyay Xasan Gaafaadhi Muxuuse ka daba yidhi Ismaaciil Aadan Cismaan Ismaaciil Yare
Waxan Filayaa In dhegaha iyo indhuuba Maqlayeen arkayeen wixii halkaas kasocday runtii waxaan filayaa Inbadan ayaynu maqalay golaha guurtidda ayaa ku kal guntatay xisbi xaakinka iyo asxaabta mucaaridka mudooyinkii hore
Ama aynu maqalay golah wakiladda ayay guurtiddu dhexdhexaadisay hadab maanta waxaan leeyahay guuratiddu haw diyaar garawddo kala xidhxidhka xisbiga kulmiye mar hadii xaaladdu marayso wixii aannu shalay Ku heshiinay waxaba kama jiraan filimaayo inay qoodhii meeshaa joogtay faro isla gafaysee
Takale qolodda kuliye qudheedda waxa ku dhacay waxaan hawl yarayn oo waxay qaadayaan WARAABAH YUUBAN IYO DHEXDEENAA YAXAAS KA KACAY mar hadii Ismaaciil Yare yidhi hadaan wax nala siin aniga iyo Xasan Gaafaadhi waxaanu la baxaynaa DALSAN=RAYS bal waynu eegi halka ay ku dambayso xaaladdu aniga oo
Marnaba aan meesha ka saarayn baaqa guurtidda

#by sacad cali kaahin Raamaly sacad plucky
burco somaliland
kaahin444@hotmail.com