Daawo Sawiro Ku Saabsan Khaasare Ka Dhashay Roob Manta Ka Da,ay Magalada Burco

0
Monday September 21, 2015 - 23:08:25 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawiro Ku Saabsan Khaasare Ka Dhashay Roob Manta Ka Da,ay Magalada Burco

    Shabakadan Caalamiga ah ee Afkashacabka.com ayaa Bookhatay si ay wax uga Ogaato Khasaaraha Roobkii Galabta ka Da,ay magaalada Burco uu u Geystay Guryaha Jiingadaha ah Ee Ku Yaala Xaafada Koosaar ee Duleeka Magaalada Burco Waxaana aanu Halkan idiinkus

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shabakadan Caalamiga ah ee Afkashacabka.com ayaa Bookhatay si ay wax uga Ogaato Khasaaraha Roobkii Galabta ka Da,ay magaalada Burco uu u Geystay Guryaha Jiingadaha ah Ee Ku Yaala Xaafada Koosaar ee Duleeka Magaalada Burco Waxaana aanu Halkan idiinkus oo Gudbinaynaa Sawiro La Xidhiidha Khasaaraha Badan Ee Uu Roobkaasi Geystay

Roob Xoogan Ayaa abaaro 5tii galabnimo ee maanta ka da,ay Magaalada Iyo iyagoona ay socdeen ilaa 7dii fiidnimo, Roobkani oo ahaa Mid watay Dabaylo Xoogan ayaa Khasaare Gaadhsiiyey Guryo ku yaala magaalada gaar ahaan xaafadaha danyarta iyo Garoonka kubadda cagta Isagoona ka qaaday saqafkii sare ama Jiigdaha Guryahani oo isugu jira Guryo Hore iyo Qaar hada Dhismahoodu Socdo.

Roobkani Laxaadka Badan ee ka da,ay magaalada burco galabta ayaa sidoo kale khasaare Gaadhsiiyey Garoonka Kubada Cagta ee ALAMZY oo uu dumiyey qayb ka mid ah xayndaabka ama gaydhka Garoonka.

Xaafada Cali xuseen oo ka mid ah xaafadaha magaalada ayuu iyana gaadhsiiyey Roobkani Khasaare  kuwasoo uu Guryo Jiingado ah oo ku yaala Xaafadaasi dumiyey, Waxaana sidoo kale roobkani uu khasaare gaadhsiiyey Dugsiga Faarax Suusle oo ka mid ah dugsiyada hoose dhexe ee magalada oo uu isagana Jiingada Sare ka qaaday Galaasyo ka mid ah dugsigaas.


Halkan Ka Daawo Sawiradaasi.

Contact@afkashacabka.com