Wasiirka Caddaalada Somaliland Oo Faahfaahin Ka Bixiyey Khasaaraha Ka Dhashay Dhacdadii Jeelka Hargeysa

0
Monday April 21, 2014 - 07:51:20 in by Super Admin
  • Visits: 943
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Caddaalada Somaliland Oo Faahfaahin Ka Bixiyey Khasaaraha Ka Dhashay Dhacdadii Jeelka Hargeysa

    Wasiirka Wasaaradda Caddaalada Somaliland, Xuseen Axmed Caydiid, ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay weerarkii maxaabiista Xabsiga dhexe ee Hargeysa ku qaaday ilaaladooda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Caddaalada Somaliland, Xuseen Axmed Caydiid, ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay weerarkii maxaabiista Xabsiga dhexe ee Hargeysa ku qaaday ilaaladooda.


Wasiirka Caddaalada Somaliland, Xuseen Axmed Caydiid, ayaa laanta afka Soomaaliga ee idaacadda BBC-da u sheegay in weerarkaasi uu ku dhintay hal askari oo ka mid ahaa ilaalada jeelka dhexe isla-markaana uu ku dhaawacmay hal askari oo kale.


Ciidamada RRU-da ayaa iyagu la wareegay guud ahaan ammaanka jeelka, waxaana halkaasi laga qaaday oo meelo kale loo wareejiyey, waxaana socda baadhitaan la xidhiidha sida arrintani ku dhacday.




Afkashacabka.com

Hargeysa /Office

Contact@afkashacabka.com