Dalka Sucuudiga Oo Gacanta Ku Dhiggay Kitaabo Quran Ah Oo Lagu Darray Waxyaabo Been-abuur Ah.
Dawladda Sucuudiga, ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay 70,000 Kitaab Quraan oo waxyaabo been-abuur ah lagu daray, kuwaasoo la doonaayey in la qaybiyo inta Muslimiintu Waajibaadka Xajka guddanayaan.
Contact@afkashacabka.com
Warkan oo ay u dhawaaqday dawladda Sucuudigu waxa ay sheegtay in kutubtan Quranka ah ee waxyaabaha been-abuurka ah lagu daray lagu qabtay gaadhi lagu joojiyey meel kastam ah oo u dhaw tuulo la yidhaahdo Al Jamoom oo u xigta magaaladaa Makkah ee waajibaakda Xajka lagu gudanaayo.
Dhammaan kutubtan oo dhan waxa la wareegtay dawladda Sucuudiga oo baadhitaan ku wadda dadka lagu qabtay iyo gaadhigaba.