Madaxweyne Siilaanyo oo ay weheliyaan Marwadiisa koowaad iyo Gabadh yar oo ay dhaleen ayaa Xalay Booqasho kutagay guriga xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ku yaala xaafada Half London ee Degmada Axmed Dhagax Munaasibaa Ciida awgeed

0
Friday September 25, 2015 - 17:02:58 in by Hargeysa Office
  • Visits: 654
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Siilaanyo oo ay weheliyaan Marwadiisa koowaad iyo Gabadh yar oo ay dhaleen ayaa Xalay Booqasho kutagay guriga xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ku yaala xaafada Half London ee Degmada Axmed Dhagax Munaasibaa Ciida awgeed

    Madaxweyne Siilaanyo oo ay weheliyaan Marwadiisa koowaad iyo Gabadh yar oo ay dhaleen ayaa Xalay Booqasho kutagay guriga xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ku yaala xaafada Half London ee Degmada Axmed Dhagax Munaasibaa Ciida awgeed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Siilaanyo oo ay weheliyaan Marwadiisa koowaad iyo Gabadh yar oo ay dhaleen ayaa Xalay Booqasho kutagay guriga xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ku yaala xaafada Half London ee Degmada Axmed Dhagax Munaasibaa Ciida awgeed

Madaxwaynaha Somaliland Md:Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ay wehelinayso Marwada koowaad iyo gabadh ay dhaleen ayaa xalay booqasho ku saabsan munaasibada ciidul Odxaha ugu tagay Guriga mid ka mid ah saaxiibadiisa ugu dhaw.

madaxwaynaha-21

madaxwaynaha11



Guriga ay booqdeen oo ahaa midka xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ku yaala xaafada Half London ee Degmada Axmed Dhagax ayaa si diiran waxa ugu soo dhaweeyay xildhibaanka iyo qoyskiisa.


Madaxwaynaha iyo xubnaha qoyskiisa ee wehelinayay ayaa muddo ku sugnaa halkaasi, waxaanay dhinacyadu isku waydaarsadeen hadalo ku saabsan munaasibada ciidul Adxaha oo ay isugu hambalyaynayeen.


Ma jirin wax ilaalo ah oo wehelinaysay Madaxweynaha, marwadiisa iyo waliba inantooda Hodan oo ahayd qofka saddexaad ee la socday, waxaanay ku beegnayd wakhtiga booqashadoodu abaara 8:00 caweysinimo, markii ay u dhamaatayna waxa ay dib ugu laabteen qasriga Madaxtooyada oo ay degan yihiin.