
Shirweynihii 70aad Ee Qaramada Midoobay Oo Maanta Si Rasmiya Uga Furay New York Iyo Nuxurka Qodobada Lagu Eegayo
Khudbadaha kala duwan ee ay madaxweynayaashu jeedin doonaan ayaa la filayaa inay kaga hadli doonaan qodobo la xidhiidha colaadaha dalalka Suuriya,Yemen, Ukrain, isbadalka cimilada dunida iyo qaxoontiga wali ku sii qul qulaya qaarada yurub.
Waxaa kaloo lagu wadaa in kulanka Maanta ay khudbado ka jeediyaan Hoggaamiyeyaasha Ruushka, Ingiriiska, Mareykanka, Baraasiil, Poland iyo Faraniiska; iyagoo ka Hadli doona Arrimaha Dimuqraadiyadda, Qaxootiga, Daacish, Is-bedelka Cimilada iyo sidii xal looga gaari lahaa dhibaatada Bariga Dhexe, gaar ahaan Khilaafka Israel iyo Falastiin.
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud oo haatan ku sugan New York ayaa ka Qayb-geli doona Furitaanka Doodaha Shir-weynaha Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, iyadoo lagu wado inuu kulanka ka jeediy khudbad.
Ugu dambeyn, Dowlad kasta oo caalamka ka tirsan waxaay leedahay cod marka laga reebo dowladaha aan bixin lacaha is-tiraakaadka ah, Waxaana jira shan dal oo aan loo ogoleyn in ay ka codeeyaan QM, kuwaasoo kala ah: Comoros, Guinea-Bissau, Soomaaliy, Sao Tome and Principe iyo Yemen.
Shirweynihii 70aad Ee Qaramada Midoobay Oo Maanta Si Rasmiya Uga Furay New York Iyo Nuxurka Qodobada Lagu Eegayo
Qodobbada kale ee Shirka Sannadkan looga hadli doono ayaa Waxaa ka mid ah in is-bedel lagu sameeyo Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay iyo in Dalalka kale oo CusubShirweynahan oo ah kii 70aad ee qaramada midoobay ayaa waxa ka soo qayb galaya