Madaxweyne Obama oo khudbada Ka Jeediyey Shirka 70naad Ee Qaramada Midoobay

0
Tuesday September 29, 2015 - 15:26:41 in by salman abdi
  • Visits: 571
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Obama oo khudbada Ka Jeediyey Shirka 70naad Ee Qaramada Midoobay

    Madaxweyne Barack Obama ayaa khudbadiisa shirka guud ee QM wuxuu kaga hadlay dadaallada Mareykanku uu hormuduka ka yahay ee Bariga Dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Barack Obama ayaa khudbadiisa shirka guud ee QM wuxuu kaga hadlay dadaallada Mareykanku uu hormuduka ka yahay ee Bariga Dhexe.

Obama ayaa difaacay heshiiskii Nukliyerka Iiraan, isagoo Iraanna u soo qaatay tusaale ahaa, oo uu sheegay in iskaashi caalami ah haddii la helo wax walba la gaari karo.


Madaweynaha Mareykanka aya sidoo kale ka hadlay qalalaashaa Siiriya ka jira, waxana uu ku baaqaybaahida loo qabo dadaallo dhowr ah oo milateri oo ka dhanka ah kooxda Islaamiga ah ee Siiriya, lana raadiyo xal siyaasadeed laga gaaro dhibaatada Siiriya