
Hargaysa:Wasiirka Arrimaha Debadda Oo Xilkii U Kala Wareejiyay Agaasimihii Guud Ee Wasaaradda Iyo Masuulka Cusub Ee Xilkaas Loo Soo Magacaabay.+Sawiro.
Wasiirka wasaarada arimaha dibada somaliland maxamed biixi yoonis ayaa maanta xilalkii si rasmi ah ugu kala wareejiyey agaasimihii hore ee wasaaradaasi iyo agaasimaha cusub ee dhawaan soo magacabey madaxweynaha jamhuuriyada somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Silanyo .
Ugu horeyn waxaa madasha ka Hadley agaasimihii
Sidoo kale waxaa isna dhinaciisa Hadalo kooban ka yidhi agaasimaha cusub ee loo soo magacaabey wasaardasii mudane Muddane Cabdiraxmaan Maxamuud Ab Deeq waxaana uu yidhi " Marka hore waxaa mahada iska leh madaxweynaha jamhuuriyada Somliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo oo gartey in uu xilkan ii magacaabo xukuumadan waxaan odhan karaa waa xukuumadii dhalinyarada waxaana aad ka garan kartaa waxaa xilka igu wareejinaya nin dhalinyaro ah waxaana la wareegaya aniga oo ah nin dhalin yaro ah .
Hargaysa:Wasiirka Arrimaha Debadda Oo Xilkii U Kala Wareejiyay Agaasimihii Guud Ee Wasaaradda Iyo Masuulka Cusub Ee Xilkaas Loo Soo Magacaabay.+Sawiro.
Wasiirka wasaarada arimaha dibada somaliland maxamed biixi yoonis ayaa maanta xilalkii si rasmi ah ugu kala wareejiyey agaasimihii hore ee wasaaradaasi iyo agaasimaha cusub ee dhawaan soo magacabey madaxweynaha jamhuuriyada somaliland Axmed Maxamed M