Musharaxa Xisbiga UCID u sharaxan Doorashooyinka Madaxtooyada ee la filaayo inay dalka ka qabsoomaan Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay inuu sanad kasta Muxaadiro aqooneed ka jeedin jiray Jaamacada Hargaysa
, wixii ka horeeyay intaanu Siyaadda ku biirin, balse wixii wakhtigaas ka danbeeyay Markii ugu horeysay lagu casuumo fagaare Jaamacadda Hargaysa diyaarisay, isagoo arrintaasna u nisbeeyay Maamulka Cusub ee Jaamacadda hoggaanka u qabtay.
Sidaana wuxuu ka shegay Munaasibad ay soo qaban qaabisay Jaamacada Hargaysa oo lagu casuumay masuuliyiin ka tirsan Mucaaridka dalka.
"Intaan Siyaasadda Soo Galay Waa Markii Ugu Horeysay Ee Jaamacada Hargaysa Laygu Casuumo". Jamaal Cali Xuseen