Maayarka caasimada hargaysa C/raxman Caydiid Solteco ayaa maanta shir jaraa id oo uu Kaga hadlaayay Ishaarooyinka laga hirgaliyay Caasimada Hargaysa ku Qabtay Xafiiskiisa

0
Thursday October 01, 2015 - 17:50:58 in by Hargeysa Office
  • Visits: 858
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maayarka caasimada hargaysa C/raxman Caydiid Solteco ayaa maanta shir jaraa id oo uu Kaga hadlaayay Ishaarooyinka laga hirgaliyay Caasimada Hargaysa ku Qabtay Xafiiskiisa

    Maayarka caasimada hargaysa C/raxman Caydiid Solteco ayaa maanta shir jaraa id oo Kaga hadlaayay Ishaarooyinka laga hirgaliyay Caasimada Hargaysa ku Qabtay Xafiiskiisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maayarka caasimada hargaysa C/raxman Caydiid Solteco ayaa maanta shir jaraa id oo Kaga hadlaayay Ishaarooyinka laga hirgaliyay Caasimada Hargaysa ku Qabtay Xafiiskiisa

maayirka casimaada hargeysa cabdiraxmaan caydiid soltelco ayaa maanta shir jara iid ku qabtay xafiiskiisa oo uu kaga hadlayey ishaarooyinka lagu xidhay casimaada iyo sida ay u shaqaaynay , isagoo arintaa ka hadlayana waxa uu yidhi

 

DSC00144
maanta shirkaan jaraiid waxa aanu u qaabanay dhawr arimood mar ka hore baahda saaxafad waxa ka codsanay in ay ogaysiiskan qaranka u sii daayan sii xidhiidha .
waxa ay maanta soo xidhanay kal_ fadhigii koob iyo tobnaad ajaandayaashin lagaaga hadlayayna waa la ansixiiyay.

waxa aanu dhaqaan galiinayna isharooyinki oo maalimahanba sidada la socoteen tijaabo ku jira oo toddooba cisho oo maanta ka bilaamaya kuna eeg arbacada danbe.

wixii ka danbeyaana qofka isharo jidha sii toosa logu gaanaxi doono oo ay ciidamada tarafigu ka haw geli doonan.

isharooyinka hada waxa aan ku bilaawnay lix isgooys waxa aan toddoobada cisho eegayna waxii farsaamo la arko sida ay wadooyiku ukala muhiimsan yihiin qof kastana rayigiisu ka soo dhiiban doona.

waxa aan leyahay dadweynaha ha la ilaaliyo hala dayaac tiro waa aad ogtiin waxa ku dhacay isha rooyinkii hore ee maayir cawl sameeyay shacbiiga jaajabiyay.
waxa aan aan leyahay shacbiiga waa hanti aad ledihiin waxa lagu soo iibiyay cashuuurta la idiinka qaado ilaashada waa in aan cidi waxa yeelin.

sido kale maayirku waxa uu ka hadalay in la joojiyay kaalmaha shidalka sii ku meel gaadha ilaa la samaynaayo xeerkii kaalmaha meel khaldan ku yaala , hadaladiisana waxa ka mida.

aqbaalimayno foostooyiin iyo bam yar la dhex dhigo magaalada dhexdeeda umaadanu ilaalinayna qof kast oo gancsada ah oo samayn kara ma jiro waa tan gudi uu saraanay.
sido kale waxa maayirku sheegay sheegay in macraadada dhul loo diyaariyay oo dhawaan malgaashidooda la samayn doono .

maayirku waxa uu u digaay dadka guryahooda u buurburiaya ee doonaya in ay macraad ka dhigaan.
wax aan sheeegay in shaqaalaha dawlaada hoose ay buurburiyaan meesha ay ku arkan in macraad laga dhigaayo.

ugu danbay ntii mayiirku waxa kale oo ka hadalay in la joojinayo qaadka lagu iibinayo casimaada dhexdeeda oo la hirgaliyay afar xeero jaad oo laga dhis doono koonayasha magaalada.