Madaxweynaha ururka kubadda cagta adduunka FIFA, Sepp Blatter, oo diiday baaqyo kaga yimid maalgeliyayaasha ugu weyn FIFA, oo ah inuu dhaqso isu casilo.

0
Saturday October 03, 2015 - 17:07:43 in by Hargeysa Office
  • Visits: 901
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha ururka kubadda cagta adduunka FIFA, Sepp Blatter, oo diiday baaqyo kaga yimid maalgeliyayaasha ugu weyn FIFA, oo ah inuu dhaqso isu casilo.

    Madaxweynaha ururka kubadda cagta adduunka ee FIFA, Sepp Blatter, ayaa diiday baaqyo kaga yimid maalgeliyayaasha ugu weyn FIFA, oo ah inuu dhaqso isu casilo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha ururka kubadda cagta adduunka ee FIFA, Sepp Blatter, ayaa diiday baaqyo kaga yimid maalgeliyayaasha ugu weyn FIFA, oo ah inuu dhaqso isu casilo.

Wax u muuqday tallaabo isku xiran, ayey shirkadaha Coca-Cola, McDonald's, Visa iyo Budweiser ay dhammaantood kula taliyeen in Blatter uu hadda ka isaga tago FIFA, oo uusan gaarin February sida uu qorsheeystay.

Madaxa xiriirka kubadda cagta England, Greg Dyke, ayaa ku tilmaamay baaqan ugu dambeeyay ee ka yimid maalgeliyayaasha in ay tahay mid xaaladda jirta wax ka badaleysa.

Madaxda Swiss, ayaa baaraya Blatter taasi oo qeyb ka ah baarista musuqmaasuqa FIFA. Blatter, waa uu beeniyay in uu wax qalad ah sameeyay, isagoo sheegay in iscasilaadiisa hadda aysan deddejineynin dib u qaabeyn.