
Daaawo:Wasiirka Cadaalada Somaliland iyo Maamulka Gobolka Togdheer Oo Siwadajir Ah u Dhagax Dhigay Qayb Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyey Xabsiga Weyne Burco
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Somaliland iyo masuliyiinta Gobolka iyo Degmada Burco ayaa maanta si wada jir ah u dhagax Dhismaha Xabsi weyn oo loogu talo galay magaalada Burco, Xabsigaas oo ay dhisayso shirkadda AL Baraka oo noqon doona Xabsiga ugu weyn Somaliland sida ay sheegeen
masuliyiintani ayaa qayb ka noqonaya Ballanqaadyo ay xukuumaddu u samaysay Gobolka Togdheer oo hirgalay.
Masuliyiinta Gobolka iyo Degmada iyo saraakiisha Ciidamada asluubta ee gobolka iyo wasiirk caddalada somaliland xusen axmed Caydiid iyo weliba Madaxda Shirkadda Dhismahan Dhisaysa oo ka hadlay Goobtii laga dhigay Dhismaha Ballaadhan ee jeelka cusub ayaa
Masuliyuiinta Gobolka iyo Degmada Burco ayaa ka qaybgalay Munasibad Wacyigelin ah oo loo bixiyey Ha dhibin qof dhiban oo ay soo qaaban qaabiyeen urur dhalinyaro oo la yidhaa HEERSARE, munasibaddaasi oo si weyn loogaga hadlay Dhibaatada Dadka Xanuunka Dhimirka qaba ay bulshadu u geystaan iyo tacaddiyo ad u xun oo saamayn ku yeesha nolosha dadkaasi oo ay bulshada kala kulmaan dadka xanuunkaasi dhimirka qaba, waxayna munasibaddan oo qiiro gaar ah lahayd ku soo bandhigeen dhalinyaradani muuqaalo muujinaya tacaddiyada loo geysto dadkaasi iyagoo bulshada ka codsaday in lagala shaqeeyo daryeelka iyo ilaalinta gaarka ah ee dadkaasi.
Xubno ka mida masuliyiinta Ururkan, Dhakhaatiir, maamulka gobolka iyo degmada burco, isuduwaha cafimadka gobola iyo abwaan hurre walanwal ayaa munasibaddaasi ka yidhi kelmado bogaadin, dhiirigelin iyo qiiro naxariis ba lahaa waxayna yidhaahden
Daaawo:Wasiirka Cadaalada Somaliland iyo Maamulka Gobolka Togdheer Oo Siwadajir Ah u Dhagax Dhigay Qayb Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyey Xabsiga Weyne Burco
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Somaliland iyo masuliyiinta Gobolka iyo Degmada Burco ayaa maanta si wada jir ah u dhagax Dhismaha Xabsi weyn oo loogu talo galay magaalada Burco, Xabsigaas oo ay dhisayso shirkadda AL Baraka oo noqon doona Xabsiga ugu