
Hay'adda Xogga dambiyada u qaabilsan UK ayaa ku shaacisay barteeda internetka, in qaybta dhawaan la sameeyey ee musuqmaasuqa caalamiga ah ay 5 ruux ku xireen meelo kala duwan oo London ku yaalla, taas oo qayb ka ah baaritaan lagu hayo dad looga shakisan yahay laaluush iyo dambiyo la xiriira lacago raadkooda la saan-tiray.
Hay'adda xagga dambiyada u qaabilsan UK ayaa ku shaacisay barteeda internetka, in qaybta dhawaan la sameeyey ee musuqmaasuqa caalamiga ah ay 5 ruux ku xireen meelo kala duwan oo London ku yaalla, taas oo qayb ka ah baaritaan lagu hayo dad looga shakisan yahay laaluush iyo dambiyo la xiriira lacago raadkooda la saan-tiray.
Hay'addu waxay sheegtay in dadka la xiray ay isugu jiraan 3 rag ah iyo 2 dumar ah oo da'doodu u dhaxayso 30 sano iyo 60 sano. Haybta iyo dhalashada dadkaas lama shaacin.
Xubno ka tirsan qoyska Diezani Alison-Madueke ayaa xaqiijiyey in lagu xiray London.
Alison-Madueke waxay ahayd wasiiraddii khayraadka Batroolka ee Nayjeeriya muddo 5 sano ah, xilligii uu jiray maamulka madaxweynihii hore, Goodluck Jonathan.
Hay'adda Xogga dambiyada u qaabilsan UK ayaa ku shaacisay barteeda internetka, in qaybta dhawaan la sameeyey ee musuqmaasuqa caalamiga ah ay 5 ruux ku xireen meelo kala duwan oo London ku yaalla, taas oo qayb ka ah baaritaan lagu hayo dad looga shakisan yahay laaluush iyo dambiyo la xiriira lacago raadkooda la saan-tiray.
Hay'adda xagga dambiyada u qaabilsan UK ayaa ku shaacisay barteeda internetka, in qaybta dhawaan la sameeyey ee musuqmaasuqa caalamiga ah ay 5 ruux ku xireen meelo kala duwan oo London ku yaalla, taas oo qayb ka ah baaritaan lagu hayo dad looga