Ururka Ardayda Somaliland Ee Wax Ka Barata Dalka Sudaan Oo Hogaan Cusub Doortay+SAWIRO

0
Sunday October 04, 2015 - 12:30:23 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururka Ardayda Somaliland Ee Wax Ka Barata Dalka Sudaan Oo Hogaan Cusub Doortay+SAWIRO

    Dhawaan ayay Ahayd Marki Hogaan Cusub Oo Hagi Doonaa Ururka Ardayda Somaliland Ee Wax Kabarada Dalka Sudaan Ay Dorteen Ardayda Dalkaasi Ku Sugan .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhawaan ayay Ahayd Marki Hogaan Cusub Oo Hagi Doonaa Ururka Ardayda Somaliland Ee Wax Kabarada Dalka Sudaan Ay Dorteen Ardayda Dalkaasi Ku Sugan .


Ururkan Oo Inta Badan Kulmiya Ardayda Reer Somaliland Kana Shaqeeya Is Dhex Galka Iyo Iska War Hayna Ardayda Ayay Imnaysa Magacaabista Hogaanka Cusub Xili Ay Baahi Wayn U Qabeen Ardayda Wax Ka Barata Dalka Sudaan


Ururkan Ardayaasi ayaa U Tagan Sidi La Iskugu Dubnaan Lahaa Isla Markaana Loo Xoojinla Is Dhexgalka iyo Iska Warhaynta Ardayda Dalkaasi Ku Sugan Ayaa Waxaana Gacan Wayn Ka Gaystay Doorashada Hogaanka Cusub Eee Ururka Ardayda Somaliland E Dalka Sudan Ururka Wadajir Iyo Dhamaan Aqoonyahanka Reer Somaliland Ee Dalka Sudanoo Iyaagu Dadaal Badan Galiyay Sidii Ay Ardayda Reer Somaliland Ee Sudan Ay U Yeelan Lahaayen Hogaan iyo Xubno Ka Wada Siman Horka iyo Xererka Ururukaasi Leeyahay


Hogaanka Cusub ee Loo Doortay Ururka Ardada Rer Somaliland ee Dalka Sudaan ayaa Waxa Ay Kale Yahiin Sidan

1.Gudoomiye Ayaanle Ahmed Hoori

2.Gudoomiye Ku Xigeen Abdirahman Jama Saleeban(Fanax)

3.Xooghayaha Guud Mubarak Abdi Jama

4.Madaxa Warfaafinta Maxamed Cali Muxumed

5.Madaxa Arimaha Dibada Guled Abdilaahi Xasan

6.Madaxa Acadamic Iyo Sport Ka Abdifatah Mubarik Mohamed

7.Madaxa Maaliyada Abdihakim Mohamed Muse

8.Gudoomiyaha Garabka Hawenka Xaliimo Cabdirahman Xasan

Hogaankani Cusub ayaa Noqondoona Hogaanka Ururka Ardayda Somaliland Ee Dalka Sudaan ee Wax Ka Baratada Dalkaasi Kulinki Lagu doortay Hogaankani Cuab ayaa waxa kasoo qayb Galay Aqoonyahno u Dhashay Somaliland Oo Ku Sugan Dalkaasi Oo Kla Dardaarmay Inay Noqdaan Hogaan wax Badan Ka Badala Hananka Waxbarasho iyo Habsime Socod ee Ardada Somaliland ee Waxka Barta Dalka Sudaan


C/risaaq Cabdilaahi Sh Aaadan(KORORNTO
Afkashacabka.com Burco/Office