Daawo: Wasiirro ka Qaybgalay Madal Ururka HEERSARE ku soo Bandhigayey Tacaddiyada ka Dhanka Ah Dadka Waalan ee Xanuunka DHimirka Qaba

0
Sunday October 04, 2015 - 16:50:12 in by salman abdi
  • Visits: 656
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Wasiirro ka Qaybgalay Madal Ururka HEERSARE ku soo Bandhigayey Tacaddiyada ka Dhanka Ah Dadka Waalan ee Xanuunka DHimirka Qaba

    Wasiirka Caddaalada. iyo Masuliyuiinta Gobolka iyo Degmada Burco ayaa ka qaybgalay Munasibad Wacyigelin ah oo loo bixiyey Ha dhibin qof dhiban oo ay soo qaaban qaabiyeen urur dhalinyaro oo la yidhaa HEERSARE,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Caddaalada. iyo Masuliyuiinta Gobolka iyo Degmada Burco ayaa ka qaybgalay Munasibad Wacyigelin ah oo loo bixiyey Ha dhibin qof dhiban oo ay soo qaaban qaabiyeen urur dhalinyaro oo la yidhaa HEERSARE,  munasibaddaasi oo si weyn loogaga hadlay Dhibaatada Dadka Xanuunka Dhimirka qaba ay bulshadu u geystaan iyo tacaddiyo ad u xun oo saamayn ku yeesha nolosha dadkaasi oo ay bulshada kala kulmaan dadka xanuunkaasi dhimirka qaba, waxayna munasibaddan oo qiiro gaar ah lahayd ku soo bandhigeen dhalinyaradani muuqaalo muujinaya tacaddiyada loo geysto dadkaasi iyagoo bulshada ka codsaday in lagala shaqeeyo daryeelka iyo ilaalinta gaarka ah ee dadkaasi. Wasiirka Caddalada Somaliland Xusen Axmed Caydiid Xubno ka mida masuliyiinta Ururkan, Dhakhaatiir, maamulka gobolka iyo degmada burco, isuduwaha cafimadka gobolka iyo abwaan hurre walanwal ayaa munasibaddaasi ka yidhi kelmado bogaadin, dhiirigelin iyo qiiro naxariis ba lahaa iyagoo Bulshada ka codsaday inay daryeelaan dadkaasi xanuunka dhimirka qaba oo aanay dhibaatada xanuunkooda dhib kale ugu darin.