Xulka Gobolka Daadmadheed Oo Guul Ka Gaadhay Gobolka Togdheer

0
Monday October 05, 2015 - 18:15:46 in by Burco Office
  • Visits: 1397
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xulka Gobolka Daadmadheed Oo Guul Ka Gaadhay Gobolka Togdheer

    Ciyaartii U dhaxeesay gobolada togdheer iyo Daad madheedh ayaa hada soo gagabowday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaartii U dhaxeesay gobolada togdheer iyo Daad madheedh ayaa hada soo gagabowday  ciyaartaas oo ku bilaamatay jawi dagan iyo Weer Iyo Weer celin Waxaan Kubada Inta badan lagu hayey Badhtamah Garoonka waxay qabtii kowaad ku soo dhamaatay barabar dhac 0&0  markii laga isku soo laabatay qaybtiii labaad ayaa labada gobolbad waxay keeneen weero culus  15 ayaa xulka daadmadhe helay fursad balaadhan oo sababatay in gool noqtay goolkiaas waxay dhaliye cabdicasiis axmed oo labarka 21 ku siday gobolka daad madheedh 

xulka gobolka togdheer ayaa sina abuuray fursado saba gadhay golal taas oo waxba kam jiraan ka dhiagay gool naciim gool wadah gobolka daadmadheedh 
waxay ciyaartii ku soo dhamaatay gool iyo seero ay guushu ku raacaday gobolka daadmadheedh