Gobolka California ee dalka Maraykanka oo ku biiray gobolada kale ee ogolaaday in si sharci ah ay dhakhaatiirtu ugu fududayn karaan in nafta laga qaado bukaanka qaba xanuuno aan la dawaynkarin.

0
Tuesday October 06, 2015 - 16:15:46 in by Hargeysa Office
  • Visits: 694
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gobolka California ee dalka Maraykanka oo ku biiray gobolada kale ee ogolaaday in si sharci ah ay dhakhaatiirtu ugu fududayn karaan in nafta laga qaado bukaanka qaba xanuuno aan la dawaynkarin.

    Gobolka California ee dalka Maraykanka oo ku biiray gobolada kale ee ogolaaday in si sharci ah ay dhakhaatiirtu ugu fududayn karaan in nafta laga qaado bukaanka qaba xanuuno aan la dawaynkarin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gobolka California ee dalka Maraykanka oo ku biiray gobolada kale ee ogolaaday in si sharci ah ay dhakhaatiirtu ugu fududayn karaan in nafta laga qaado bukaanka qaba xanuuno aan la dawaynkarin.

Gafernatoore Jerry Brown ayaa saxiixay sharcigaasi Isniintii.

Sharcigan waxaa dhiirigaliyay dhacdo la xiriirta haweenay qabtay xanuun aan la dawayn karin oo ku noolayd California oo aaday Oregon si ay si sharci ah isugu disho.

24 gobol oo dalka Maraykanka ku yaala ayaa sanadkan soo bandhigay sharciga dhigaya in qofka lagu caawiyo in uu dhinto, laakiin midkoodna kama dhaqan galin.

Dhaqdhaqaaqa xaqa uu qofku u leeyahay in uu dhinto ayaa taageero ka helay California kaddib markii Brittany Maynard, oo qabta Kansar kuna noolayd gobolkaas ay u wareegtay Oregon si ay si sharci ah nafta isaga qaado.

Qoyskeeda oo ay ka mid tahay hooyadeed Debbie Ziegler, ayaa sheegay in ay taageersanyihiin sharcigaas cusub.