Mudane Madaxweyne Waxaan Kuugu Baaqayaa Dhibaatada Boorama Ka Jirta Inaad Xaliso Musharaxa UCID.

0
Wednesday October 07, 2015 - 22:40:19 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mudane Madaxweyne Waxaan Kuugu Baaqayaa Dhibaatada Boorama Ka Jirta Inaad Xaliso Musharaxa UCID.

    Murashaxa Madaxwayne ee Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay weerarkii lagu qaaday hoyga badhasaabka Awdal ,awaxu sido kale fariin u diray Xukuumada Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Murashaxa Madaxwayne ee Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay weerarkii lagu qaaday hoyga badhasaabka Awdal ,awaxu sido kale fariin u diray Xukuumada Somaliland.

Jamaal Cali Xuseen oo arrimaahasi ka hadlaya ayaa yidhi `”Tacsi baan u dirayaa qoyska iyo qarabada labadii askari ee ku geeriyooday weerarkii xalay lagu qaaday badhasaabka Gobolak Awdal ,waxan leeyahy nabad galyada ha inaloo ilaaliyo mana wanaagsana in la weeraro guriga Guddomiyaha Gobolaka ,fal aan wanaagsanayna weeye dhalin yarada ciyaaraha ka qayb galaysa ee tartanku uga socdo boorama waxan leeyahy amaanka dhawra oo xamaasad ciyaartu yaanay ina qadan ciidamada nabd galyadana waxan leeyahay nabad galyada inoo ilaaliya oo cidana haka yeelina inay nabadeena wax yeesho ”.

Jamaal Cali Xuseen aya sido kale baaq u diray Xukuumada Somaliland waxanu ugu baaqay in hoos loo eego cabashada ay qabaan bulshada reer Awdal waxanu yidhi ”Waxan ku boorinayaa Xukuumada uu hogaamiyo Madaxwayne Axmed Silaanyo inay gobolkaasi awdal indhaha ku eegto oo cabashoyinkooda la eego in badan baany soo jiitamayeen waana muhii hadaynu nahay reer Somaliland in aynu Ummadeena isku wadno”ayuu Yidhi Jamaal Cali Xuseen.

ContactAfkashacabka.com

Contact@Somalilndtoday.com