Daawo: Wasiirka Khayraadka Biyaha oo Magaalada Burco Casho sharaf ugu sameeyey Xulka Gobolada SOOL iyo XAYSIMO

0
Thursday October 08, 2015 - 15:38:19 in by salman abdi
  • Visits: 698
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Wasiirka Khayraadka Biyaha oo Magaalada Burco Casho sharaf ugu sameeyey Xulka Gobolada SOOL iyo XAYSIMO

    Wasiirka Khayraadka Biyaha Somaliland Baashe Cali Jaamac oo soo Wakiishay Guddomiyaha Gobolka XAYSIMO ayaa Casho sharaf maamuus ah u sameeyey Xulalka Kubadda Cagta ee Gobolada Sool iyo Xaysimo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Khayraadka Biyaha Somaliland Baashe Cali Jaamac oo soo Wakiishay Guddomiyaha Gobolka XAYSIMO ayaa Casho sharaf maamuus ah u sameeyey Xulalka Kubadda Cagta ee Gobolada Sool iyo Xaysimo
, Casho sharaftan ayay ka so qaybgaleen Badhasabada Gobolada Togdheer,Sool iyo Xaysimo, Tababarayasha Gobolada Xaysimo iyo Sool Hogaanka Xisbiga kulmiye ee Gobolka Togdheer iyo Xubno kale.

Masuliyiintan oo halkaas ka hadlay Ayaa Cayaartoyda ku dhiirigeliyey cayaar wanaag isla markaasna ku ammaanay gobolka
xaysimo guushii ay ka keeneen cayaartii ugu horreysay ee ay ka qaybgalaan, waxayna masuliyintan iyo cayaartoydu
aad ugu mahadceliyeen wasiirka casho sharaftan u sameeyey Xulka Gobolada Sool iyo Xaysimo

By: Mustafe Teacher
Burco Somaliland
Mustafeteache@hotmail.com