Daawo: Dawladda Hoose Burco oo Olole ay ku Baabiinayso Hadalhaynta Baxsadkii shalay ay ka Baxsadeen Guddigi Dabagalka Hantida ka Bilaabay Burco

0
Thursday October 08, 2015 - 15:42:45 in by salman abdi
  • Visits: 617
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Dawladda Hoose Burco oo Olole ay ku Baabiinayso Hadalhaynta Baxsadkii shalay ay ka Baxsadeen Guddigi Dabagalka Hantida ka Bilaabay Burco

    Masuliyiinta Dawladda hose Burco ayaa Maanta Olole Nadaafadeed ka sameeyey Qayb ka mida Xaafadaha Magaalada Burco,waxayna Banneeyeen jidad ay roobabkii dhowaan ka da'ay gobolka Togdheer,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Masuliyiinta Dawladda hose Burco ayaa Maanta Olole Nadaafadeed ka sameeyey Qayb ka mida Xaafadaha Magaalada Burco,waxayna Banneeyeen jidad ay roobabkii dhowaan ka da'ay gobolka Togdheer,
 Duqa Degmada Burco Maxmed Murad iyo Xoghayaha Dawladda hose Cisman Maxamed Sheekh ayaa Tvga Qaranka u sharaxay Ujeeddada ololahan ay saaka Bilaabeen iyagoo Qaar ka mida Xildhibanada Golaha Degaankuna Baaq u diray Bulsha Burco