Badda Berbera oo liqday Afar Dhalinyaro Reer hargeysa ah iyo Magacyada Dhalinyaradaas

0
Friday October 09, 2015 - 14:22:48 in by salman abdi
  • Visits: 796
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Badda Berbera oo liqday Afar Dhalinyaro Reer hargeysa ah iyo Magacyada Dhalinyaradaas

    Alle Ha UNaxariistee Waxa Ay Liqday Bada Xeebta Magaalada Berbera Afar dhalin yaro ah Oo Ku Dhimatay,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Alle Ha UNaxariistee Waxa Ay Liqday Bada Xeebta Magaalada Berbera Afar dhalin yaro ah Oo Ku Dhimatay,

Waxaana Caruurtani Ay Kasoo Kicitimeen Magaalada Hargeysa Ee Caasimada Somaliland iyagoo dalxiis uyimi Bada Berbera oo ay Ku Dabaalanayeen.


Caruurta dhimatay Oo ah afar Caruurra Ayaa Dhamaantoodba Rag ah, waxaana maydadkooda hada lagu hayaa cisbitaalka magaalada berbera.

Ilaa Hada Ma Jirto Cidkamida Dawlada Oo ka Hadashay Arintani Naxdinta Leh, Laakiin Magacyada Iyo Xaafadahay Kala Galaan Ayaa Ah


Axmed Haybe Cabdi/ Xaafada Calaamdda
Xasan Osman Axmed/ Xaafada Jameecada
Siciid Osman Muxmad / Xaafada Calaamdda
Osman / Xaafada Calaamada

Alle Naxariistii Jano Haka Waraabiyo Eheladii iyo Qaraabadii Ay ka Baxeena Samir Iyo Iimaan Haka Siiyo.