Madaxweyne Siilaanyo iyo Garaad Jamac Garad Ismaciil oo markii u horeysay maanta ku kulmay Qasriga Madaxtooyada + SAWIRO

0
Tuesday April 22, 2014 - 18:57:02 in by salman abdi
  • Visits: 860
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Siilaanyo iyo Garaad Jamac Garad Ismaciil oo markii u horeysay maanta ku kulmay Qasriga Madaxtooyada + SAWIRO

    Madaxweyne Siilaanyo ayaa kulan saacado qaatay la yeeshay wefti dhowaan dalka lagu so dhoweyey oo uu hogaaminayey Garaad Jamac Garaad Ismaciil

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Siilaanyo ayaa kulan saacado qaatay la yeeshay wefti dhowaan dalka lagu so dhoweyey oo uu hogaaminayey Garaad Jamac Garaad Ismaciil

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa maanta Qasriga madaxtooyada kulan saacado qaatay kula yeeshay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil iyo weftigii ku wehelinaayey socdaalkiisa. 


Kulankaas oo ahaa mid is xaal waraysi, waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayay Madaxweyne ku-xigeenka dalka, xubno ka tirsan Wasiirada oo uu kamid ahaa Wasiirka Madaxtooyadda, Wasiirka Hawlaha Guud. iyo Xubno kale oo ka mid ah Masuliyiinta Xukumaddiisa.