20 Ruux aya ku dhintay qaraxyo ka dhacay Waddanka Turkiga

0
Saturday October 10, 2015 - 16:20:02 in by Hargeysa Office
  • Visits: 654
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    20 Ruux aya ku dhintay qaraxyo ka dhacay Waddanka Turkiga

    Labo qarax oo waaweyn, ayaa ka dhacay meel u dhow saldhig tareenada oo ku yaala caasimadda Turkiga ee Ankara.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Labo qarax oo waaweyn, ayaa ka dhacay meel u dhow saldhig tareenada oo ku yaala caasimadda Turkiga ee Ankara.

Warbaahinta gudaha, ayaa sheegtay in ugu yaraan 20 ruux ay ku dhinteen. Qaraxyada, ayaa dhacay markii ay isku yimaadeen dad ka qeybgalayay socod nabadeed.

Muqaalo Tv-ga laga daayay, ayaa muujinayay waxyaabo naxdin ah iyo dad dhulka yaal oo dhiig ku dhexjira.

Socodka, ayaa waxaa soo qabanqaabiyay ururada ganacsiga si ay u cambaareeyaan rabshadaha wadanka iyo weerarada dowladda Turkigu ku qaado xagjiriinta Kurdida.