Hargaysa: Soo Dhawaynta Wasiir Maxamed Biixi Ee Bari Oo Laga Dareemayo Caasimada S/Land.

0
Saturday October 10, 2015 - 22:04:08 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysa: Soo Dhawaynta Wasiir Maxamed Biixi Ee Bari Oo Laga Dareemayo Caasimada S/Land.

    Wasiirka Arrimaha Dibada Iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Somalialnd Md: Maxamed Biixi Yoonis oo ka mid ahaa weftidii Madaxwaynaha Somaliland ee dalalka Ireland iyo Ingiriiska ayaa la filayaa inuu maalinta bari ah ka soo laabto safarkaasi isla markaana

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arrimaha Dibada Iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Somalialnd Md: Maxamed Biixi Yoonis oo ka mid ahaa weftidii Madaxwaynaha Somaliland ee dalalka Ireland iyo Ingiriiska ayaa la filayaa inuu maalinta bari ah ka soo laabto safarkaasi isla markaana bari ka soo dagayo garoonka diyaaradaha Hargaysa .

Dhaqdhaqaaqyo xoogan oo lagu soo dhawaynayo Wasiir Maxamed Biixi ayaa laga dareemayaa magaalada hargaysa ee caasimada Somalilnd ,waxana baraha bulshadu ku kulanto buux dhaafiyay sawirada iyo qoraalada lagu taageerayo Musharaxnimada Wasiir Maxamed Biixi Yoonis .

Wasiir Maxamed Biixi Yoonis ayaa si rasmi ah u shaaciyay inuu yahy Murashaxa Madaxwayanha ee Xisbiga kulmiye ee madaxwayne Silaanyo dabadii waxaanu hankaasi ku kasbaday Taageerayaal cudud leh. 



Contact@afkashacabka.com