
Maraykanka Iyo Ruushka Oo Khilaaf Soo Kale Dhax Galay Iyo Hanjaabdo Kasoo Yeedhay Maraykanka
Hadal aan looga baran hore oo toos ah, Ayuu Mr John Kerry ku sheegay in xukuumadda Moscow ay ku guul dareysatay fullinta heshiiskii Geneva,
Ayna sameysay sheegashooyin ceb ah oo ay ku sheegeyso in Ukraine ay ka dabeyso qalalaasaha ka dhacaya gobolka xuduuda ay ka leyihiin Ruushka iyo Ukrian.
Mr Kerry ayaa sidoo kale tilmaamay in wararka sirdoonku ay sheegayaan in Ruushku uu hubeynayo, dhaqaalena siinayo lana shaqeynayo kooxaha hubeysan ee magaalada Donetsk, Iyo magaalooyin ka kale.
Mar ka sii horaysay in tii anu hadlin jon kery,Ayaa wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka waxa uu sheegay in Mareykanku ay tahay inuu ku qasbo maamulka Ukraine inay joojiyaan howlgalada meleteri.
Ciidamada Ruush ka ee kusugan xadka Ukraine ayaa lagu amray inay billaabaan dhaqdhaqaaqyo meleteri.
Wasiirka difaaca ee Ruushka ayaa amarkaasi jawaab uga dhigaya ficilada dowladda Ukraine, Oo weerartayfadhiisimo ay sameysteen taageerayaasha Ruushka ee kusugan bariga dalkaasi, Halkaasi oo ay ku dhinteen shan qof.
Wadamadda Ruushka iyo Maraykanka ayaa siwayn isgu maan dhafsan Arimaha Wadanka Ukrien,Dhawaan ayay ahayd markii madaxwayne ku xigeenka maraykan ku socdaal ku tagey Casimadda WadankaUkrien,
Afkashacabka.com
Hargaysa/Office
contact@afkashacabka.ccom





0 

Maraykanka Iyo Ruushka Oo Khilaaf Soo Kale Dhax Galay Iyo Hanjaabdo Kasoo Yeedhay Maraykanka
Hadal aan looga baran hore oo toos ah, Ayuu Mr John Kerry ku sheegay in xukuumadda Moscow ay ku guul dareysatay fullinta heshiiskii Geneva,