Kooxda Labaad Ee Chelsea Oo Kaqaalisan Kooxda Koowaad Ee Liverpool.

0
Friday April 25, 2014 - 16:40:25 in by salman abdi
  • Visits: 1140
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Labaad Ee Chelsea Oo Kaqaalisan Kooxda Koowaad Ee Liverpool.

    Jose Mourinho ayaa cadeeyay inuu Liverpool kala hortagi doono kooxdiisa labaad, siduu u ilaaliyo rajada kooxda ee Champions League, Peter Cech iyo John Terry ayaa labadaba

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jose Mourinho ayaa cadeeyay inuu Liverpool kala hortagi doono kooxdiisa labaad, siduu u ilaaliyo rajada kooxda ee Champions League, Peter Cech iyo John Terry ayaa labadaba

 loobadinayaa ineey dhaawacyo kasoo gaaray lugtii hore ee Talaadadii kadhacday garoonka Calderoon darteed uga maqnaadaan lugta labaad ee koobka horyaalada yurub, iyadoo ay kuso wajahan tahay ciyaar xiiso badan Mourinho ayaa yiri "Waxaan ciyaarsiin doono ciyaaryaahanada aan ciyaari karin kulanka arbacada ee koobka horyaalada yurub, waxaan lahadli doona Chelsea, waa inaan raaca wax walbo oo kooxdeyda go’aamiso, waa inaan dhageesta kooxda”.

Liverpool oo Chelsea kugaraacdo Anfield waxey in badan udamaanad qaadeysaa horyaalka, waxaana markaas usii hareeso laba kulan, Chelsea ayaase si toos ah uga hari doonto tartanka horyaalka, Mourinho ayaa Liverpool ugacan galin karo horyaalka, hadaba sidee la isugu barbar dhigi karaa labada koox, Sports Mail qiimeyn ay sameesay ayey kuso saartay in kooxda labaad ee Chelsea ay kaqaalisan tahay 11ka ciyaaryahan ee Liverpool kutashato.

Kooxda Labaad Ee Chelsea:

Mark Schwarzer – Age 41 – Cost £0

Cesar Azpilicueta – Age 24 – Cost £8million

Branislav Ivanovic – Age 30 – Cost £10.5million

Gary Cahill – Age 28 – Cost £7million

Ashley Cole – Age 33 – Cost £6million

John Obi Mikel – Age 27 – Cost £20million

Nemanja Matic – Age 25 – Cost £22million

Salah ayaa kuso bilowday kaliya 3 kulan oo horyaalka intii uu joogay kooxda Londan.

Salah ayaa kuso bilowday kaliya 3 kulan oo horyaalka intii uu joogay kooxda Londan.

Mohamed Salah – Age 21 – Cost £11.5million

Oscar – Age 22 – Cost £28million

Andre Schurrle – Age 23 – Cost £19million

Demba Ba – Age 28 – £7.5million

Wadar ahaan waa:£139.5million

 

Isku Celcelis Da’da:27.45

Liverpool ayaa guraneyso miraha ay tacbeen Sterling iyo Suarez oo dadaal badan muujinaya xilli ciyaareedkaan.

Liverpool ayaa guraneyso miraha ay tacbeen Sterling iyo Suarez oo dadaal badan muujinaya xilli ciyaareedkaan.

Kooxda Liverpool:

Simon Mignolet – Age 26 – Cost £9million

Glen Johnson – Age 29 – Cost £18million

Martin Skrtel – Age 29 – Cost £9million

Mamadou Sakho – Age 24 – Cost £16.5million

Jon Flanagan – Age 21 – Cost £0

Steven Gerrard – Age 33 – Cost £0

Joe Allen – Age 24 – Cost £16million

Philippe Coutinho – Age 21 – Cost £9million

Raheem Sterling – Age 19 – Cost £600k

Luis Suarez – Age 27 – Cost £22.8million

Daniel Sturridge – Age 24 – Cost £13million

kALE Seco Ciyaarahi Udanbayay 

AFKASHACABKA.COM

CONTACT@AFKASHACABKA.COM