Wasiir Geedoole oo ka hadlay iscasilaadda la sheegay inu is casilay oo uu ku biiray xubnaha is casilay iyo hankiisi murashaxnimo halku ku danbeeyey

0
Tuesday October 27, 2015 - 08:19:53 in by salman abdi
  • Visits: 1318
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Geedoole oo ka hadlay iscasilaadda la sheegay inu is casilay oo uu ku biiray xubnaha is casilay iyo hankiisi murashaxnimo halku ku danbeeyey

    Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Prof: Farax Cilmi Geedoole ayaa beeniyay warar laga faafiyay oo sheegaya inuu sika casilay kuna biiray xubnaha ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Prof: Farax Cilmi Geedoole ayaa beeniyay warar laga faafiyay oo sheegaya inuu sika casilay kuna biiray xubnaha ka

dareeray xukuumada  waxanu sheegay inaanu iska casilin Xukuumada balse uu u taagan yahay Musharaxa Madaxwayne Ku-xigeenka KULMIYE hankiisuna yahay halkii .

Wasiirka Waxbarashada Oo aarrimahaasi ka hadlaya waxa uu yidhi "Wararka sheegaya inaan is casilay waa been oo waxan ahay Musharax Madaxwayne Ku-xigeen ee KULMIYE ".ayuu yidhi Wasiirka Waxbarashada.